Shirweynaha Wadatashiga Puntland oo goordhaw ka furmay Garawe (Daawo Sawirada)

Waxaa goordhaw xarunta Jaamacada PSU ee magaalada Garawe ka furmay Shirweymaha Wadatashiga Puntland uu horey u iclaamiyay Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdulaahi Deni. Shirkan waxaa ka qeyb galaya Madaxweynaha Maamulka Puntland, Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan Dowlada federaalka Soomaaliya, Waxgarad, Siyaasiyiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Puntland. Shirkan ka furmay magaalada Garawe ayaa looga hadli … Continue reading Shirweynaha Wadatashiga Puntland oo goordhaw ka furmay Garawe (Daawo Sawirada)